image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ciidamo ka soo horjeeda DENI oo xirtay waddooyinka magaalada Garoowe

Garoowe (ONKOD ) Magaaalada Garoowe  ee xarunta maamulka Puntlan waxaa fariisino ciidan ka samaysatay , ciidamo ka soo horjeeda madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni kuwaas...

DEG DEG : Al- Shabaab oo weerar ku qaaday Degmada Bardaale , ee Baay

Bardaalle (ONKOD)  kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Dowladda iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ay ku leeyihiin degmada Bardaalle Inta la xaqiijiyay...

Xiisad ka taagan magaalada Garoowe & DENI oo lagu eedaynayo xiisada jirta

Garoowe (ONKOD ) Ciidamo –fara badan oo  ka  gadoodsan wax ka bedelka Dastuurka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah xirtay waddooyin muhiim ah oo...

Goobo ganacsi oo Bosaaso ah oo Daacish ay xirtay

Boosaaso (ONKOD ) Wararka ONKOD uu ka helayo magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas albaabada loo laabay goobo ganacsi  sabab la...

IGAD ‘’ Dalalka geeska Afrika waxaa ku soo wajan cuni yari ‘’

Adis Ababa (ONKOD) Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya  ayaa walaac ka muujiyey xaaladda...

Cali JAYTE ‘’ ma ogoli xil ka qaadista Guudlaawe, Hiiraan wuu kabaxayaa Hirshabeelle ‘’

Beledwayne (ONKOD ) Guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan ayaa ka biyo diiday inuu u   hoggaaansamo xil ka qaadista lagu sameeyay maanta ka...

DABAGAL : Dad caraysan oo xirtay waddooyinka Beledwayne & XIISAD taagan

Beledwayne (ONKOD) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in halkaas maanta oo Axad ah ay xirteen ciidano hubaysan Dadka ...

‘’Al- Shabaab oo lacagtii ugu badnayd ku bixisay xil ka qaadista CALI Jayte’’

Beledwayne (ONKOD) Tan & markii xilka laga qaaday Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan , waxaa soo baxaya warar kala duwan oo  ku saabsan...

Khilaafka GEDO oo ka sii daraya & Jawaab ka soo yeertay Jubbaland

Kismaayo (ONKOD ) Khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubbaland ee uu hoggaaninayo Axmed Madoobe iyo siyaasiinta gobolka Gedo ayaa cirka isku sii shareeraya , waxaana...

Koox dilal ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu soo dhigay

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya , ayaa howlgal la sheegay in amniga lagu sugayo ka wada  xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ,...

CALI Jayte oo xilka laga qaaday & Beledwayne oo kala xiran

Beledwayne (ONKOD ) Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, isagoo xilkaasi u magacaabay C/llaahi Axmed...

Gabdho Soomaaliyeed oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Mareykanka

Washington (ONKOD ) Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka Maraykanka, shilkaan ayaa yimid kadib markii gaari...

Wasiir Doodishe oo ka hor yimid faragalinta Xamse ee Gedo

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka amniga  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaana ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ka biyo diiday maamulka  uu riixayo Axmed...

DABAGAL : Imaaraadka oo markii ugu horeysay duqeyn ka fuliyay Soomaaliya

Muqdisho (ONKOD) Diyaarado dagaal oo ay leedahay Dowladda Imaaraadka carabta ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose. Waa markii ugu horeysay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.