image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Cali JAYTE ‘’ Dhabihii Wajiga labaad ee dagaalka Al- Shabaab waa laga leexday‘’

Muqdisho (ONKOD) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan  ayaa sheegay inuu aad u suluugsan yahay sida uu u socdo qorshaha Dowladda Soomaaliya ay ku wajahayso , wajiga...

Golaha ammaanka “Waa in Somaliland ciidankeeda deg deg ugala baxda Laascaanood”

NEWYORK (ONKOD ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan uu maanta yeeshay kaga hadlay xaaladda colaadda Laascaanood. War qoraal ah oo kulanka ka soo...

Qaraxyo gilgilay saldhiga Ciidanka Itooobiya degmada Doolow ee Gedo

Doolow (ONKOD ) Ciidanka Itoobiya ee ku sugan degmada  Doolow ee gobolka Gedo oo lala eegtay  maanta qaraxyo ismiidaamin ah oo khasaare xooggan u...

WARCUSUB : Wadada KM4 ee Muqdisho oo lagu kala cararay

Muqdisho (ONKOD) Wadada KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa ciidanka amniga ay xireen ka dib markii laga shakiyay gaari konteenar ah oo wadada dhax yaalla. Mashquul...

Axmed Madoobe oo maamul dib joog ah u magacaabay GEDO

Kismaayo (ONKOD ) Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam , ayaa hogaan cusub waxa uu u magacaabay maamulka gobolka Gedo, sidda uu shaaciyey xafiiskiisa. Sidda ku...

DENI oo furaya Kalfadhiga Barlamaanka , Qodobada xasaasiga ah ee jira

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu furo kala fadhiga Barlamaanka maamulkaas . Madaxwaynaha Puntland ayaa maalmaha soo...

Hoobiyaal lagu garaacay Laascanood & khasaaraha ka dhashay

Laascanood (ONKOD ) Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascanood ee gobolka Sool  ayaa sheegaya in halkaas saaka markale laga maqlay madaafiic xooggan oo ku...

‘’Lama xalin khilaafka Gedo , duulimaadka keliya la fasaxay ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Dib waxaa u  furmay  duulimaadyadii rayidka ee tagi jiray  degmooyin ka  mid ah gobolka Gedo ka dib  dadaalo ay sameeyeen siyaasiin...

Dhallinyaro ku baa’baday qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Warar  kala duwan ayaa ka  soo baxaya qarax khasaare gaystay oo ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxan...

PUNTLAND : Doorashada 3 Degmo oo la qabanayo & khilaafkii oo la xaliyay

Garowe (ONKOD) Guddiga doorashada Puntland ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in xal laga gaarayo khilaafka siyaasadeed iyo midka amni ee hor istaagay qabsoomidda doorashada...

Yaa u sabab ah in maanta uu baaqdo fadhiga Golaha shacabka ?

Muqdisho (ONKOD) Maanta waxaa baaqday Kulankii Golaha Shacabka  sabab la xiriirta   Kooram la’aan. Fadhigiina maanta , waxaana soo xaadiray 103 Mudane oo ka mid ah...

Seddax Dowlad oo Soomaaliya caawinaad u balanqaaday

Muqdisho (ONKOD ) Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo ay iska kaashanayaan saddexdaan dal, isla-markaana lagu caawinayo Soomaaliya, si...

MUQDISHO : Maandooriye & dadkii ka ganacsayay oo la soo bandhigay

Muqdisho (ONKOD ) Taliska Ciidanka hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo bandhigey 10 xubnood oo...

Ciidanka ATMIS ee Uganda oo wajahaya Maxkamad + Sababta

Muqdisho (ONKOD ) Ciidamo ka tirsan Uganda oo qayb ka ah howlgalka ATMIS ayaa xabsiga la dhigay sabab la xiriirta dagaalkii khasaaraha badan gaarsiiyay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.