image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

IGAD oo shaacisay doorka Ismaaciil Cumar Geelle ee arrinta Laascaanood

Muqdisho (Onkod Radio)– Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Mudane Workneh Gebeyehu ayaa war cusub ka soo saaray xaaladda kacsan ee weli ka jirta...

Yaa kusoo baxay kursigii Mahad Salaad?

Muqdisho (Onkod Radio) – Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi kamid ah Golaha shacabka, kaas oo uu...

Ciidamada dowladda oo xiray waddooyinka Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiray inta badan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, ayaga oo hakad-geliyay isku...

Kulane jiis oo qabyaaladeeyey qorshaha Xasan Sheekh ee ciidamada Gorgor ee Gedo

Muqdisho (Onkod Radio)– Xildhibaan Cabdullahi Kulane (Jiis) ayaa soo saaray qoraal uu ku dhaliilayo qorshaha ay dowladda Soomaaliya ciidanka Gor Gor uga soo qaadeyso...

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay qorshe ‘wax ka badali kara’ halista ka taagan Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir Maxamed Axmed Diiriye oo ka qeyb-galay kulan amniga looga hadlayay oo ka qabsoomay degmada...

Dadkii soo abaabulay qaraxyadii Zoobe 2 ‘oo la dilay’

Muqdisho(Onkod Radio)– Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta sheegay in la dilay inta badan raggii soo abaabulay qaraxyadii Zoobe. Wasiir Faarax ayaa ka mid...

Saddex walaalo ah iyo dad kale oo lagu laayey duqeyn ka dhacday Hiiraan

Muqdisho (Onkod Radio) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeyn culus oo ay gelinkii dambe ee Isniintii diyaarado dagaal ka fuliyeen agagaarka...

Cali dheere oo toogtay kooxdiisa Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio)– Afhayeenka kooxda Alshabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) wuxuu Sabtidii dhowr iyo toban daqiiqo la hadlay ganacsatada, si gaar ahna bangiyada ku...

Xaadoole oo shaaciyey ninka keenay qorshihii Sh/Dhexe looga saaray Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaan Cusmaan Xaadoole oo ku sugan deegaanadii AlShabaab laga xoreeyey ee gobolka Sh/Dhexe ayaa shaaciyey qorshihii suurta-geliyey in la xoreeyo degaanka Nuur-dugle,...

Getachew: Ethiopia lying, thousands of Eritrean troops are still in Tigray region.

Ethiopia (Onkod Radio) - TPLF - spokesman Getachew Reda - then Ethiopian Goverment Communication Affairs Offce Minister addressess a new conference on violent protests...

The ministry of planing asks the foreign organization implementing project in Somalia

The ministry of planing asks the foreign organization implementing project in #Somalia. To fully move their offices to the country from (30 january 2023 to...

Wajiga koowaad ee shirka dib u heshiinta K/Galbeed oo lasoo xiray iyo lacag lagu wareejiyay…

Baydhabo (Onkod Radio) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta soo xiray wajiga koowaad ee shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed oo ay ka qeyb-galeen golaha...

CC Shakuur oo dalbaday in hay’addaha amniga looga yeero BF arrin soo badatay awgeed

Muqdisho (Onkod Radio) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gurmadka iyo Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo xaadiray kulankii maanta ee...

Blast kills 34, wounds 150 at mosque in Pakistan

Peshawar (Onkod Radio) – A massive explosion ripped through a mosque in northwest Pakistan on Monday, killing at least 34 people and injuring over 150...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.