image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Alshabaab oo xayiraad ku soo rogay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Dagaallamayaasha Al-Shabaab ayaa xayiraado kusoo rogay dhaqdhaqaaqa Shaqaalaha iyo gaadiidka shirkadda ee Hormuud Telecom, sida ay baahisay Idaacadda VOA. Shirkadda Hormuud oo ah tan ugu...

Waxaa Muqdisho maanta ka furmay Shirka Golaha Wadatasiga Qaran ee u dhexeeyo Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Shirkan oo ah kii afaraad ee Golaha Wadatashiga Qaranka uu guddoominayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isla-markaana ay ka qayb-galayaan madax kala duwan sida Ra’iisul...

Al-Shabaab iyo Ciidamada ATMIS oo Afgooye ku dagaalamay

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dagaallameen ciidamada ATMIS iyo dagaallamayaasha Alshabaab Dagaalka ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan...

Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Galmudug oo 30 haween oo ka ganacsada Kalluunka tababar uga furay magaalada Cadaado

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Galmudug Mudane Garaad Yusuf Maxamud Garad Qowqabo, ayaa Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ka furay tababar dib u...

Suxufiyiin ku kulmay Nairobi oo cambaareeyay xarigga Abdalle Axmed Muumin.

(onkodradio.com) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Sabti ah waxaa kulan garab istaag ah isugu yimid dhallinyaro iyo suxufiyiin ka howlgala warbaahinta dalka...

Dowladda oo sheegtay iney dishay 90 Shabaab ah, saanad ciidanna ka qaadatay.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 90 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ay ku dishay howlgal ay sheegaty in 48 saac ee lasoo dhaafay...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan kula qaatay Baydhabo odyaasha dhaqanka Koofur-Galbeed

Baydhabo (Onkod Radio) – Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ku sugan Baydhabo ayaa maanta kulan la qaatay Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee...

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka dhacay?

Muqdisho (Onkod Radio) – Shirka Golaha wasiirada ee todobaadkiiba mar la qabto ayaa maanta dhacay Muqdisho, Shirkaas ayaa waxaa guddoominayay Ra’iisulwasaare Xamze. Ra'iisulwasaaraha ayaa ugu...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo

(Onkdradio.so) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelintii dambe soo gaaray magalada Baydhabo ee Caasimadda Dowlad goboleedka...

AU delegation urges more action to mitigate humanitarian situation in Somalia

Mogadishu – The African Union Permanent Representative Sub-Committee (AUPRC) on Refugees, Returnees, and Internally Displaced Persons (IDPs) led by Ambassador Adenkule J.M. King has...

Accord University in Somalia expands its activities in East and Horn of Africa

(onkodradio.com)  Accord University is an international Somali university offering postgraduate programs dedicated to research, as it has 32 specialized master's and doctoral programs. The university...

AU Humanitarian team visits Baidoa to assess the impact of drought in Somalia’s Southwest State

Baidoa – A high-level delegation from the African Union, led by the Chairperson of the Permanent Representatives Sub-Committee (AUPRC) on Refugees, Returnees, and Internally...

RFK Human Rights and other leading international organizations call on Somali government officials to drop charges against Abdalle Ahmed Mumin

Robert F. Kennedy Human Rights joins six other international organizations in a letter to Somali government officials calling for all charges against journalist, press...

ATMIS will deliver on its mandate, SRCC and Head of ATMIS assures Somalia’s partners

Mogadishu, Somalia – The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), has re-affirmed its commitment to fulfill its mandate in supporting Somalia's path to...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.