image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Alshabaab oo xayiraad ku soo rogay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Dagaallamayaasha Al-Shabaab ayaa xayiraado kusoo rogay dhaqdhaqaaqa Shaqaalaha iyo gaadiidka shirkadda ee Hormuud Telecom, sida ay baahisay Idaacadda VOA.

Shirkadda Hormuud oo ah tan ugu weyn shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ayaana wali wax war ah ka soo saarin arrinkaan, ilo lagu kalsoonaan karo ayaa u xaqiijiyay VOA-da arrintaan iyagoo sababo amni dartood u diiday in ay sheegaan magacooda.

Alshabaab ayaa isgaarsiinta ka jara goobaha lagala wareego sida uu sheegay Af-hayeenka ciidanka milateriga ee Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cali Caanood isagoona sheegay in ay markiiba ku soo celiyaan hawada si ay dadku u isticmaalaan.

Xayiraaddan ay ku soo rogeen shaqaalaha iyo gaadiidka Hormuud ayay uga gol-leeyihiin in shaqaaluhu aysan gaarin goobihii ay isgaarsiinta ka jareen.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.