image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Laftagareen oo soo bandhigay qaladaad uu ku kacay

Xudur (ONKOD ) Saacadihii la soo dhaafay waxaa si wayn loo hadal hayaa hadal uu degmada Xudur ee gobolka Baay ka jeediyay Madaxwaynaha  maamulka...

Mr Biden ma saamayn doontaa tartankiisa 2024 da’diisa & kufidiisa badan

NEWYORK (ONKOD ) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa kufay oo dhacay ka dib markii uu bixiyey shahaadada ugu dambeysay ee xaflad qalin jabin ah...

KENYA ‘’lacag badan ayaa nooga baxday dagaalka Al- Shabaab ‘’

Nairobi (ONKOD ) Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa sheegtay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka kooxda Al-Shabaab, kadib War rasmi...

Khasaare xooggan oo uu gaystay dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo (ONKOD) Laba maleeshiyo beeleed ayaa dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Mudug ee bartamaha dalka. Waxa la sheegay in dagaal beeleedkan...

Xasan Sheekh & Erdogan oo wada- hadal gaar ah yeeshay

Ankara (ONKOD  ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan...

Natiijada doorashada Golaha deegaanka Puntland oo la soo bandhigay

Garowe (ONKOD ) Guddiga doorashada maamul goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay natiijada doorashada Golaha deegaanka ee ay ku tartamayeen xisbiyada ee la qabtay 24-kii...

Xasan Sheekh oo gaaray Ankara + ujeeddada safarkiisa

Ankara (ONKOD ) — Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo si...

Sarkaal la shaqaynayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la qarxiyay

Muqdisho (ONKOD) Xogheynta Ergeyga arimaha bani’aadanimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku dhaawacmay  Qarax gaariga loogu xiray Axmed Garaar Cabdulaahi oo ah Xogheynta xafiiska  CCW ayaa la...

Golaha Shacabka : Fadeexo Dowladda Xasan kala kulantay maanta muddo kororsiga

Muqdisho (ONKOD ) Xarunta Villa Hargeysa  ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo xildhibaanada golaha shacabka uga doodayaan wax ka...

Al- Shabaab oo weerar ka fulisay Mandheera KENYA

Mandheera (ONKOD )  Wararka aan ka helayno magaalada Madheera ee Waqooyi bari Kenya Ologna la  ah Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in halkaas  uu ka...

Fikrad: Waxaan Dhambaal ku aaddan 15 Maajo u diray Aasaasayaashii Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL), xaaladda dalkana waan uga warramay

  Aasaasayaasha Ururkii SYL ee Sharafta iyo Qiimaha lahaayow, Waxaad marka hore iga guddoontaan Salaan idiinkaga timid mid kamid ah Jiilasha ku soo koray, wax ku...

42 xubnood oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay in ka badan 42 kamid ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo...

Weerar ku billowday qarax oo lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo

Miqdisho (Onkod Radio)  – Weerar ku billowday qaraxyo ayaa lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen...

Madaxweynaha KENYA oo shaaciyay arrin looga adkaan karo Alshabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxwynaha dalka Kenya, William Ruto oo markiisii u horreysay shalay yimid Muqdisho, kadib markii loo doortay xilka madaxweynaha ee dalkaas...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.