image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Al- Shabaab oo weerar ka fulisay Mandheera KENYA

Mandheera (ONKOD )  Wararka aan ka helayno magaalada Madheera ee Waqooyi bari Kenya Ologna la  ah Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in halkaas  uu ka dhacay weerar khasaaro badan dhaliyay.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in weerarkan magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya ay fuliyeen kooxda Al- Shabaab .

Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo halkaas ku sugnaa, waxaana xigay dagaal toos ah.

Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Kenya  oo ku sugan Mandheera ayaa sheegaya in weerarka uu dhacay xilli ciidanka amniga ay ku  jireen howlgal ay ku sugayaan amniga xaafadaha Mandheera.

Ma uusan sheegin sheegin sarkaalkan tirada dhimasho iyo dhaawac ee gaaray ciidanka Kenya ee kooxda Al- Shabaab weerarka ay ku qaaday .

Ciidanka Kenya ayaa sheegay in tiro dad ah oo tuhmanayaal ah u soo qabteen , weerarka kooxda Al- Shabaab ay ka fuliyeen gudaha magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.