image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Somalia wil suspend local and international to/ from Mogadisho

Muqdisho (Onkod Radio)– Somalia wil suspend local and international to/ from Mogadisho for 2 days (Tuesday, wednesday) as defense minister of AU mission troop-contributing...

kadib hadalkii Cali Dheere DF oo sheegtay in ay soo bandhigi doonto akoonnadi ay xirtay iyo lacagaha ay ka xayirtay Alshabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Warbaahinta kooxda Al-Shabaab ayaa Sabtidii baahisay muuqaal uu afhayeenka kooxda Cali Dheere uga hadlayo dagaalka dhaqaale ee kaga socda Muqdisho,...

Mahdi Guuleed oo BF ka dhex sheegay in Somaliland ay tahay ‘dal madax bannaan’

Muqdisho (Onkod Radio) - Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore ee dalka, ahna haatan xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa...

Odayaal la heshiiyay AlShabaab oo ay Maxkamadda Ciidamada xukun ku ridday.

Maanta ayay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida xukun adag ku ridday Odayaal ka soo jeeda magaalada Cadaado oo dhawaan heshiis lasoo galay...

Maamulka Galmudug oo sheegay in 80% ay ka saareen Alshabaab deegaannadoooda

Cilmi Cali Cabdi Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay wali sii wadaan ka saaridda Alshabaab ee deegaannada Galmudug ee wali gacanta ugu jira. Dhanka...

Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay askari 65 jir ku dilay Degmada Xamarweyne.

Gaashaanle Saadaq Doodishe Afhayeenka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed oo ka hadlay dilka maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa sheegay  in Maanta 1:20 duhurnimo ay Boliiska...

Ururka Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta Tababar 25 arday uga furay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa maanta Degmada Doolow ee Gobolka Gedoka furtay Tababarka Badqabka Suxufiyiinta iyo Dhowrista Xorriyatul-Qawlka oo ay taageertay Canada. ...

Ciidamada NISA ee ku sugan Degmad Balcad oo soo qabtay Askari shan kun oo Sh. So. U dilay bajaajle

Askariga ayaa markii uu dilka geystay kadib isku dayay inuu goobta ka baxsado balse Ciidamada NISA ayaa soo qabtay oo gacanta kusoo dhigay. Marxuumka oo...

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qaraxii saakay ka dhacay Maxaas

Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo qaraabada...

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur Galbeed oo uu dib u dhac ku yimid.

Wararka ka imaanay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu dib u dhac ku yimid shirkii dib u heshiisiinta siyaasiyiinta Koofur Galbeed ee uu horey...

Qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Degmada Maxaas

Saakay aroortii hore ayaa waxaa weerar qaraxyo ah lagu qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, Qaraxyada oo loo adeegsaday baabuur ayaa geystay qasaare xoog...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa maanta Beledweyne ka furay tababar ku saabsan Xuquuqda aadanaha

Tababarkaan oo ay ka faa'iideysanayaan illaa iyo 16 wariye oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee warbaahinta ayaa saakay ka furmay magaalada Beledweyne...

Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo Muqdisho ka dhacay

Shilkaan ayaa ka dhacay isgoyska Jid Maeeexaanka kadib markii gaari nuuciisu yahay Inataree uu soo fariin goostay uuna jiiray baabuur iyo Mootooyin ay saarnaayeen...

Masuul ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani oo Kooxo hubeysan ay xalay ku dileen magaalada Laascaanood.

kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Cabdifataax Cabdillaahi Cabdi Hadraawi iyagoona goobta ka baxsaday markii dilka fuliyeen kadib. Cabdiraxmaan...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.