image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ururka Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta Tababar 25 arday uga furay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta Degmada Doolow ee Gobolka Gedoka furtay Tababarka Badqabka Suxufiyiinta iyo Dhowrista Xorriyatul-Qawlka oo ay taageertay Canada.

Waxaana tababarkan ka faa’ideysanaya warfidiyeen ka kala yimid qeybaha warbaahinta Gobolka Gedo ee Dowlad Goboleedka Jubaland.
Tababarkaa oo socon doono muddo saddex maalin ah ayaa waxaa ka faa’iideysan doona hadduu Alle idmo illaa iyo 25 suxufi  oo ka kala yimid degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Gedo.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.