image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay askari 65 jir ku dilay Degmada Xamarweyne.

Gaashaanle Saadaq Doodishe Afhayeenka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed oo ka hadlay dilka maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa sheegay  in Maanta 1:20 duhurnimo ay Boliiska Gobolka Banaadir gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah Askarta Ciidanka Ilaalada Deegaanka oo Degmada Xamar-weyne gaar ahaan Waaxda Gobonimo ku dilay Abuubakar Maxamed Nuurani oo ahaa 65 jir Ina Hooyo Saaman Cali Abuukar.

Eedeysanaha ayuu sheegay in ay cadaaladda waafajin doontaan.

Magaalada Muqdisho waxaa caadi ka ah in askartu ay disho dadka ay ka waayaan lacagaha ay rabaan haba ugu darnaadaan ganacsatada yaryar iyo bajaajlayaasha.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.