image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maamulka Galmudug oo sheegay in 80% ay ka saareen Alshabaab deegaannadoooda

Cilmi Cali Cabdi Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay wali sii wadaan ka saaridda Alshabaab ee deegaannada Galmudug ee wali gacanta ugu jira.

Dhanka kale waxa uu sheegay in ciidamada ay wadaan howlgallo xoog leh oo ay ku doonayaan in dhammaanba gacanta lagu dhigo inta ka dhiman dhulka Galmudug.

Ciidanka Galmudug ayaa kaalmo ka helaya kuwa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya kuwaasoo ka caawinaya la dagaallanka Alshabaab.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ujeedkoodu uu yahay in ay gacanta kusoo dhigaan Degmada Ceelbuul oo ah halka ay ugu xoogga badan yihiin xilligaan

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.