image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Masuul ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani oo Kooxo hubeysan ay xalay ku dileen magaalada Laascaanood.

kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Cabdifataax Cabdillaahi Cabdi Hadraawi iyagoona goobta ka baxsaday markii dilka fuliyeen kadib.

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo ah Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI ayaa xaqiijiyay dilka ninkaasi, waxana uu laamaha amniga faray iney soo qabtaan danbiilayaashii dilka geystay, si cadaalada loo marsiiyo

“Musharrax Cirro ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan ehelada, waxgaradka iyo  bulshada Gobolka Sool ee uu ka baxayba ALLE ha u naxariistee marxuum Cabdifataax Cabdillaahi Cabdi Hadraawi.

Dhawaanahaanba waxaa faraha ka sii baxayay amniga magaalada Laascaanood , taasoo ay ku soo badanayeenm falalka liddiga ku ah amniga magaalada.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.