image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qaraxii saakay ka dhacay Maxaas

Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen Allaha u naxariistee dadkii maanta ku dhintay qaraxii saakay ka dhacay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
“Khawaarijtu waa cadowga nolosha iyo jiritaanka umadda Soomaaliyeed, waana ku jabeen dagaaladii lala galay ee looga xureeyay deegaanada iyo degmooyinka Hirshabeelle”. waa sida uu sheegay Cali Guudlaawe.
Isagoo intaa kadib ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in si wadajir ah ay uga qeybgalaan howlgallada ka socda dalka ee lagula dagaallamayo dagaallamayaasha Alshbaab.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.