image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Dagaal culus oo saaka dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Dagaalamayaasha Al-shabaab

Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka oo khamiis ah  weerar ku qaaday deegaan lagu magacaabo Beerxaano oo dhanka koonfur kaga beegan magaalada Baladweyne ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan Arrimaha Afrika

(Onkod Radio - December 8, 2022) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maalintii shalay oo Arbaco ah ku...

Kooxo hubeysan oo ku dilay Masuul ka tirsan Maamulka K/Galbeed degmada Buur-Hakaba

(Onkod Radio – 8 Decemberr, 2022) -Kooxo hubeysan ayaa Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ku dishay Dr. Bishaar Ibraahim Cali (Xuub)  oo ahaa Iskuduwihii...

Sarkaal sare oo ka tirsan Hirshabeelle oo weerar culus lagu qaaday

Muqdisho (ONKOD ) Wararka ONKOD Radio uu ka helayo degamada Dharkanlay ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in koox la rumaysan yahay in ay ka...

Finland oo laga xusay Maalinta Ragga ee Caalamiga ah iyo maalinta ragga Afrika –Siyaasi, Suxufi iyo Hoggaamiyaha Urur weynaha Moniheli Abdirihin Husu Hussein oo...

Waxaa magaalada Vantaa ee Koonfurta dalka Finland lagu qabtay 19.11.2022 xuska Maalinta Ragga ee Caalamiga ah, taas oo ay barbar-socotay maalinta ragga ee Afrika. Madal...

The net-zero impact of World Bank projects in Somalia

The World Bank (WB) is launching the Somali Electricity recovery Project (SERP) which will cost 150M USD and its worth mentioning that the money...

Shirkadda HOIWA OY oo ay aasaastay Gabar asalkeedu Soomaali yahay oo ku guuleysatay abaalmarin caalami ah- magaca shirkadda oo lagu xayeeysiiyay New York Times...

Hoiwa Oy oo ah shirkad ay aasaastay qiyaastii labo sano iyo bar kahor Faduma Ali oo ah Gabar Soomaaliya ka soo jeedda ayaa muddo...

Prominent TV journalist killed, two others injured in Mogadishu bombings

MOGADISHU, Somalia 29 October, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS), the Somali Media Association (SOMA) and the Somali Mechanism for the Safety of Journalists...

Attacks against journalists climb as Somali authorities declare crackdown on press freedom

MOGADISHU, Somalia 27 October, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) are alarmed by the ongoing crackdown by the...

Xogta xariga Cabdalla Muumin iyo ciqaabta ay rabto xukuumadda in lagu qaado

Muqdisho (Onkod Radio) – Xukuumaddaha oo ah awoodda koowaad ee fulinta Dowladda iyo Saxaafadda oo lagu tilmaamo awoodda afaraad, waxaa markasta ka dhaxeeya xiriir...

Joint Statement: Government Officials should stop pressure on the judiciary to influence Abdalle Ahmed Mumin’s case

MOGADISHU, Somalia 15 October 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA), Somali Independent Media Houses Association (SIMHA) and  Somali Mechanism for...

Ergeyga Gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo la kulmay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya mudane...

Muqdisho, Soomaaliya: Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergeyga Gaarka ah ee Finland u qaabilsan nabadaynta iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika oo weli ku jira safarkiisa...

Ergeyga gaarka ah ee Finland u qaabilsan Geeska Afrika Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed oo socdaal shaqo ku maraya Geeska Afrika:- Kulan uu la...

Xildhibaan MP Suldaan Said Ahmed, Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadaynta Geeska Afrika oo safar shaqo ku mararka dalalka Geeska...

Deg Deg Muuse Biixi oo loo sammeeyay muddo kordhin

Hargeysa (Onkod Radio) — Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo kordhin horleh u sameeyey madaxweynaha maamulkaasi, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kadib kulan xasaasi ah...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.