image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Tirada dadka ku dhintay qaraxii saldhigga millateri ee Muqdisho oo korortay

Muqdisho (Onkod Radio) — Millateriga Soomaaliya ayaa sheegay in qof isku soo xiray walxaha qarxa oo iskuqarxiyay saldhig milateri oo ku yaal magaalada caasimadda...

Turkiga oo si adag u cambaareeyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee xerada General Dhagabadan

Ankara (Onkod Radio) — Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay xerada tababaraka ciidamada ee General Dhagabadan,...

DF oo sheegtay inay Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno katirsan Galgaduud

Baxdo (Onkod Radio) — DFS ayaa sheegtay in howlgallo saakay ciidanka Dowladda ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud DG Galmudug...

Ukraine: Ciidamada kasoo goosta Ruushka si wanaagsan ayaan ula dhaqmi doonaa

Kyiv (Onkod Radio) — Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in si wanaagsan loola dhaqmi doono ciidamada kasoo goosta Ruushka. Zelensky wuxuu ka codsaday ciidamada Ruushka...

Milliteriga Soomaaliya iyo malleeshiyo deegaanka ah oo la wareegay degmada Moqokori

Moqokori (Onkod Radio) — Ciidamada Millatariga Soomaaliya oo ay taageerayaan malleeshiyo deegaanka ah ayaa barqadii galay maagalada Moqokori oo ku taalla bariga fog ee...

Xamsa Barre iyo Wakiilka QM oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Qarax ka dhacay xero ku taalla Muqdisho iyo Khaasaraha

Muqdisho (Onkod Radio) — Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo manta ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka...

Sarkaal sare oo katirsan Al-Shabaab oo isoo dhiibay

Muqdisho (Onkod Radio) — Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo wata gaari dagaal iyo hub ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee...

Xasan Sheekh oo lakulmay Joe Biden

New York (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada...

Sawirro: Ciidanka XD oo kala wareegay Al-Shabaab deegaanno katirsan gobolka Baay

Baydhabo (Onkod Radio) — Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno katirsan gobolka Baay waxaana ay kula wareegeen deegaannada kala ah Baayale,...

Booliska Soomaaliya ayaa soo qabtay Haweeney ka geysatay falal arxan darro ah Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidamada Booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay soo qabashada haweeney fal argagax...

Dagaal Culus oo ka socda duleedka Garbahaarrey

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xoogagga Ururka Al-Shabaab uu...

Atoore dilay hooyadii sigayna Ra’iisul Wasaaraha Canada

Canada (Onkod Radio) — Jilaaga reer Canada Ryan Grantham ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ka dib markii uu qirtay dambiga ah in uu dilay...

Sawirro: Raiisul Wasaare Xamsa Barre oo shir guddoomiyay shirka deyn cafinta

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.