image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Heshiisyo laga gaaray Beelo ku dagaallamay Galgaduud

Xeraale (Onkod Radio) — Odayaasha Dhaqnka & waxgaradka dhinacyadii ku dagaallamay deegaanka u dhaxeeyo degmada Xeraalle iyo ina Gabbile ayaa yeeshay kulankii Koowaad ee...

Wasiirkii ka dhoofaya Dalka fasax ayuu ka qaadanayaa RW Xamse

Muqdisho (Onkod Radio) — Warar Onkod uu ka helayo xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dalka uusan ka bixi karin wasiir aan fasax ka...

Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya Shir ka socda dalka Masar

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xildhiban Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka...

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab oo si layaab leh uga hadlay kacdoonka Qabiillada

Muqdisho (Onkod Radio) —  Afhayeenka Guud ee Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kacdoonka ay billaabeen dadka...

Boosaaso: Maydka 2 Carruur oo laga helay xeebta

Boosaaso (Onkod Radio) — Warar aynu ka helayno magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebta magaalada laga helay maydadka laba ruux oo...

Xasan Sheekh oo jawaab ka bixiyay hadalkii Shidaalka ee Puntland

Maraykanka (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Maraykanka ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowlad-goboleedka Puntland, kaasi...

Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno badan oo katirsan Hiiraan

Jowhar (Onkod Radio) —   Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano dhowr ah oo kuyalla...

Biden iyo madaxda kale ee caalamka oo ka qeybgalaya aaska Queen Elizabeth II

Muqdisho (Onkod Radio) —  Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Axadda maanta ah ku sugan magaalada London, halkaas oo uu uga qeyb galayo aaska qaran...

Midowga Africa oo tababaray ciidamo cusub oo Soomaaliya loo soo dirayo

Muqdisho (Onkod Radio) — Afartan iyo kow sarkaal oo ka tirsan saraakiisha ciidamada ee ka hoos shaqeyn doona howlgalka Midowga Afrika ee ku meel...

Al-Shabaab oo gubay Guryo iyo Ceelal ku yaalla deegaannada Hiiraan

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka Idaacadda Onkod ee Muqdisho uu ka heleyo degaanka Ceel-jiqoow oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan...

Imaamkii Heesaaga isku baddelay Ilyaas Cali Nuur

Muqdisho (Onkod Radio) —  Waxaa maalmihii la soo dhaafay baraha bulshada laga hadal-haayay wasiirka warfaafinta Koonfur-galbeed Ilyaas Cali Nuur Cali, oo muuqaallo lagu lagu...

Muuse Biixi oo si kulul ugu jawaabay hadalkii kasoo yeeray Xasan Sheekh

Hargeysa (Onkod Radio) — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay hadal uu dalka Mareykanka ka sheegay madaxweyne Xasan Sheekh, kaasoo...

Booliska Maraykan oo xiray nin Soomaali ah oo loo haysto Dil

Mankato (Onkod Radio) — Ciidamada Booliiska Magaaladda Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo ay xireen Maxamed Bashiir oo...

Sawirro: Axmed Madoobe oo xildhibaannada laga soo doortay Jubbaland ka codsaday inay deegaannadooda ku laabtaan

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.