image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno badan oo katirsan Hiiraan

Jowhar (Onkod Radio) —   Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano dhowr ah oo kuyalla Gobolka Hiiraan, kaidb dagaalo ka dhacay.

Howlgalka oo ay siwadajir u fuliyeen Ciidaada qeybta 27aad iyo Guutada 17aad ee Gorgor ayay Ciidamadu kula wareegeen degaannad kala ah, Abooreey, Tardo, Sagaalgeed, Geedsamo,Inameey, oo dhammaan hoos yimaada degmada Buula-Burde ee gobolka Hiiraan.

Dhamme Cabduqaadir Axmad Cali oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Gorgor ayaa sheegay in howlgalka uu yahaymid qorsheysan oo dhammaan degaannada Gobolka Hiiraan ay uga saarayaan Ururka Al-Shabaab.

Wuxuu sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee laga fuliyay Gobolka Hiiraan ay khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen Al-Shabaab, isla markaana howlgallada ay noqon doonaan kuwa sii socda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.