image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Guinea: Eedeysanayaal loo haysto dil iyo kufsi 13 sanno ka hor ahaa

Guinea (Onkod Radio) — Waddanka Guinea ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika waxaa dib loo furayaa Gal dacweedka kiis 2009-kii ka dhacay Garoon lagu ciyaaro...

Safaaradda Soomaaliya ee Tripoli oo loo gurmaday kaddib Soomali badan oo xoog ku galay

Tripoli (Onkod Radio) — Ciidamada Waaxda Ilaalada Safaaradaha ee dalka Libya ayaa u gurmaday safaaradda Soomaaliya ee Tripoli kadib markii muwaadiniin Soomaali ah ay ku...

DF oo sheegtay Nabadoonnada qaraxa lagu dilay in la shirqoolay

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay weerar xalay lagu dilay nabadoono ka tegay Beledweyne kuwaasoo ku sii...

Kiisaska Dhulalka oo la hakiyay xal ma u keeni karaa muranka dhulalka

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa marka uu xafiiska la wareegay shaqadiisa ugu horeysay waxa uu...

Waa kuwee Nabadoonnada ku dhintay Gaariga shacabka ee Qarax lagula eegtay Hiiraan ?

Baladweyne (Onkod Radio) — Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax lala eegtay gaari ay saarnayeen dad...

Warsaxaafaeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Df ayaa lagu sheegay 30 katirsan Al-Shabaab in lagu dilay Abooreey

Muqdisho (Onkod Radio) — Warsaxaafaeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu yiri ”In ka badan 30 ka tirsan malleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka...

Sawirro: DF iyo Bankiga Adduunka oo isla meel dhigay qorshaha deyn cafinta

Muqdisho (Onkod Radio) —  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka Mudane David Malpass ayaa kala...

William Ruto oo u magacaabay Uhuru Kenyatta Ergaygiisa nabadda ee Congo

Nairobi (Onkod Radio) — Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah...

Maxay tahay sababta usoo celin weyday Eritrea ciidamada Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay shaaciyey sababta uu madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki usoo celin waayey ciidamada...

NISA waxaan haaynaa Shabaab damacsanaa qaraxyo

USA (Onkod Radio) — Wakaaladda wararka SONNA ayaa sheegtay in ciidanka Hay’adda Nabad sugida Qaranka ay burburiyeen shabkad Al- Shabaab oo ay sheegtay in...

Sawirro: Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha difaaca ee Mareykanka

USA (Onkod Radio)— Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd James Austin ayaa xarunta wasaaradda difaaca ee Maraykanka ee Pentagon, wuxuu ku soo dhoweeyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Puntland oo ka hor timid qorshaha Shidaalka ee Dowladda Federaalka

Garowe (Onkod Radio) — Maamul goboleedka Puntland oo si adag uga soo horjeesatay howlaha shidaalka dalka ee ay wado Dowlad federaalka Soomaaliya. “Xeerka shidaalka Soomaaliya ee...

Shirka Golaha Wasiirrada DF oo loogu hadlay Abaaraha iyo Amniga

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo...

Deg Deg: dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-Shabaab oo ka socda Cada Kibir

Muqdisho (Onkod Radio) — Dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka oo kaashanaya Ciidanka Dowladda iyo Ururka Al-Shabaab ayaa hadda ka socda deegaanka Cada Kibir oo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.