image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Warsaxaafadeed kasoo baxay DF ayaa lagu sheegay inkabadan 20 deegan laga qabsaday Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ururka Al-Shabaab in laga xureeyay deegaanno gaaraya 20 warsaxaafadeedka ayaa sidan...

Warsaxaafadeed kasoo baxay lataliyaha Madaxweynaha Tigrey ayaa lagu sheegay TPLF inay doonayan Wada-hadal

Addis Ababa (Onkod Radio) — War qoraal ah oo uu baahiyay Gatechew Reda lataliyaha Madaxweynaha Tigrey ayaa lagu sheegay inay TPLF ay diyaar u...

Puntland oo digniino kasoo saartay weeraro Al-Shabaab la damacsantahay Garowe

Garowe (Onkod Radio) — Taliska ciidamada Booliska maamulka Puntland ayaa digniin culus ka soo saaray isku dayo ay kooxda Al-Shabaab la damacsan tahay magaalada...

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Magaalada Marka

Marka (Onkod Radio) —  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-U-Heshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Xaaji Xassan Manuur ayaa Maanta...

Qarax ka dhacay Baladweyne iyo Khasaaraha ka dhashay

Baladweyne (Onkod Radio) — Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxa...

Ciidamada Ruushka oo lagu jabiyay Dagaallada Ukraine

Kyiv (Onkod Radio) — Taliyaha ciidamada Ukraine ayaa sheegay Axaddii in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaarnen dagaalkii ka socday waqooyiga gobolka Kharkiv, ayna...

Sawirro: Shirka DF & maamul- goboleedyada oo Muqdisho ka furmay & Qodobada la isku hayo.

Muqdisho (Onkod Radio) — Shirka madaxda maamulada iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa...

Carruur Walaalo ah oo Miino kula qaraxday deegaannada Bari

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wararka laga helayo gobolka Bari ee hoostaga dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in maanta carruur walaalo ah ay miino kula...

Goobta iyo Wakhtiga la aasayo Queen Elizabeth II

UK (Onkod Radio) —  Naxashka meydka boqoradda ayaa la dhigi doonaa hoolka Westminster Abbey afar maalmood ka hor aaskeeda oo ku aaddan maalinta Isniinta,...

Nabad Sugidda Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay Xbin katirsan Al-Shabaab

Baydhabo (Onkod Radio) — Taliska Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa ay kusoo bandhigeen Xubin katirsanaa...

Maxaa kusoo kordhay Qarax ka dhacay degmada Bardaale

Muqdisho (Onkod Radio) — `Warar dheeraad aha yaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka ceeldheere oo hoostaga degmada Bardaale ee...

Wasiirka Caafimaadka DF oo ka hor yimid shaqaale qarsoodi ah oo uu qortay Agaasimaha Guud (Xog)

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka hor yimid qorshe shaqaale qarsoodi ah lagu soo galiyey...

Haweenka ku dhaqan Baladweyne ayaa Ciidamada gaarsiiyay Deeq Raashiin ah

Baladweyne (Onkod Radio) — Haweenka ku nool magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa garab istaag u muujiyay ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ee...

Jeesow: Mcawiisley hoggaan malahan lama dhihi karo

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, isla-markaana kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray xuldhibaan...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.