image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Baydhabo : Dhallinyaro loo xiray tuhun ku saabsan kooxd Al- Shabaab.

Baydhabo (Onkod Radio) — Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa xalay howlgal dhallinyaro badan lagu soo qab- qabtay ka fuliyay ciidanka ammaanka maamulka Koonfur...

QM oo war kasoo saartay khilaafka u dhaxeeya DFS iyo Maamul Goboleedyada

Muqdisho (Onkod Radio) —  Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo warbixin dheer siinayay Golaha Ammaanka ayaa ka hadlay...

Golaha Wasiirrada oo bagaadiyay Abaabulka Beelaha dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga...

Rwandan prosecutors request 22-year prison sentences for 3 Iwacu TV journalists

Nairobi, (Onkod Radio) — Rwandan authorities should release three Iwacu TV journalists held in detention, ensure they face no further legal harassment, and guarantee...

Somalia: Yusuf Madale appointed as the new Mayor of Mogadishu

Mogadishu (Onkod Radio) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Yusuf Hussein Madale, as the new Governor of Banadir Region and the Mayor...

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Turkiga iyagoo isku dayaya falal amni darro

Ankara (Onkod Radio) — Wasaarada Arimaha Gudaha ee turkiga Oo Shaacisay In La Xiray 5 nin Oo Ka Tirsan Kooxda Daacish isla markaana Isu...

”Inta hub Xamar dhex ceegaago amni lama xasilin karo Shabaabna lagama adkaan karo ”

Muqdisho (Onkod Radio) — Hubka ugu badan Soomaaliya waxaa u yaallaa Muqdisho iyo duleedkeeda. Rag baa waxa ay ka hadlaan oo shaqsi ahaan u...

Ukraine ayaa sheegtay inay Soomaaliya Gargaar usoo direyso

Muqdisho (Onkod Radio) —  Barta Twitter-ka, uu ku leeyahay Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa lagu soo qorey fariin ah inuu gargaar dhanka cuntada ah...

Xasan Sheekh oo ku wajahan Jidda

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in safar uu ku tago dalka sacuudiga , halkaas oo uu kulamo kula...

Taariikhda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Madaale

Muqdisho  (Onkod Radio)—  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in, isaga oo tixraacaya soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, uu...

Xubin UPD oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka

Muqdisho  (Onkod Radio)—  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Sucuudiga

Muqdisho  (Onkod Radio)—  Waxaa Magaalada Jeddah ee waddanka Sacuudi Carabia gaara oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee...

Famine in Somalia projected, lives of millions of people are at immediate risk, UN says

Mogadishu (Onkod Radio) — A new food security and nutrition analysis reveals that famine is unfolding in parts of Somalia, while staggering levels of suffering can...

Deg Deg: Dagaal ka dhacay Baxdo & khasaaraha ka dhashay.

Muqdisho  (Onkod Radio)— Wararka Onkod uu ka helayo degaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa ku waramaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.