image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ukraine ayaa sheegtay inay Soomaaliya Gargaar usoo direyso

Muqdisho (Onkod Radio) —  Barta Twitter-ka, uu ku leeyahay Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa lagu soo qorey fariin ah inuu gargaar dhanka cuntada ah uu u dirayo Soomaaliya.

Marka laga soo tago maraakiibtii hore ee u siday Badarka Afrikaanka, 28,600 oo tan oo sarreen ah, ayaa la keeni doonaa Soomaaliya toddobaadyada soo socda.

Madaxweynaha Ukraine, ayaa carabka ku dhuftay in tallaabadani ay qeyb ka tahay dadaalka ay dowladdiisu ugu jirto in Qamadiga lagula tacaalo cunto yarida soo food saartey dunida.

Hey’adda Qaramada Midoobay, ayaa saadaalisay in macaluul ay ka dhici doonto dalka Soomaaliya dhamaadka sanadkan, iyadoo ay ugu wacan tahay dagaalka uu Ruushka iyo Ukraine, oo wiiqay wax soo saarka badarka ee ka iman jiray dalalkan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.