image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wafdi ka socda Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Sucuudiga

Muqdisho  (Onkod Radio)—  Waxaa Magaalada Jeddah ee waddanka Sacuudi Carabia gaara oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Barre Maxamed.

Wafdiga ayaa waxaa ay magaalada Jeddah uga qeyb geli doonaan shirka Wasiirrada dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee wadamada Islaamka, kaas oo looga hadlayo marxaladda garoomada Ciyaaraha Soomaaliya guud ahaan iyo dhibaatada ay Al-Shabaab ku hayaan Shacabka.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Barre Maxamed ayaa shirka ka jeedin doona khudbad uu kaga hadlao xaaladda dhalinyarada Soomaaliyed, isaga oo codsan doona in lala yimaado fikir midaysan oo dunida islaamku ku wajahayo waxa loogu yeero  argagixisada maadaama Soomaaliya ay tahay dalka Koowaad ay dhibaatada ku hayaan.

Sidoo kale Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Barre Maxamed ayaa waxaa uu kulamo doceedo kala duwan la qaadan doonaa Wasiirada ka qeb geli doona shirka, isaga oo kala hadlayo sidii loo horumarin lahaa Ciyaaraha Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.