image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho iyo Ujeeddada Safarkiisa

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya,...

Saraakiil ku kulmay Baydhabo & howlgal ka socda duleedka magaalada.

Baydhabo (Onkod Radio) — Ciidamada Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka sameeyay...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gargaar Caafimaad gaarsiinayaan deegaannada laga saaray Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka warbixiyay qorshaha dowladda ee ku aadan  daadajinta iyo...

Yuusuf Garaad ” Muqdisho Aqoonsigayga ayaa la igu waydiiyaa ”

Muqdisho (Onkod Radio) — Caasimadda keliya ee aan arkay ee askari aan dalka u dhalani uu aqoonsi i weydiiyo, waa magaalada aan ku dhashay,...

Xoghaya guud ee QM oo gaaray Pakistan xilli ay ka jiraan Fatahaado ba’an

Muqdisho (Onkod Radio) —  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dalka...

Nin miinooyinka u qaabilsanaa Al-shabaab oo lgacanta laguso dhigay

Muqdisho (Onkod Radio) — Sida ay qortay warbaahinta dowladda soomaaliya ciidanka kumaandooska ee Danab ayaa howlgallo ka sameeyay deegaanada Yaaq Bishaar, Buulo-xaaji, Kaam-jirroon iyo...

Howlgallo lagu dilay xubno katirsan Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Rafio) — Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gor gor kaashanayo Ciidanka la...

SJS and SOMA condemn Somaliland’s suspension on independent TV

Mogadishu (Onkod Radio) — Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) strongly condemn the suspension against the privately-owned independent CBA television...

Sawirro: Wasiirka Maaliyadda oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda Gaashaandhiga XFS halkaasi oo uu kusoo...

Somalia: UN’s top humanitarian forum warns of ‘tipping point’ as famine risk rises

New York (Onkod Radio) — New York: The world is lurching from crisis to crisis, trapped in a cycle of firefighting and unable to...

With $700 million in assistance, U.S calls recognition for Somalia efforts to tackle deepening crisis

New York (Onkod Radio) — Following the United Nations Security Council meeting on Somalia on Wednesday, the United States said it was committed to...

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Turkiga iyagoo isku dayaya falal amni darro

Ankara (Onkod Radio) — Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee turkiga Oo Shaacisay In La Xiray 5 nin Oo Ka Tirsan Kooxda Daacish isla markaana Isu...

Itoobiya oo raalli gelisay Soomaaliya + sababta

Addis Ababa (Onkod Radio) — Dowladda Itoobiya ayaa raaligelin ka bixisay barnaamij laga sii daayay TV dowladda oo eedeyn loogu soo jeediyay dowladda dhexe...

Ruto: Xaaladda Soomaaliya waa mid cakiran oo ay adagtahay

Nairobi (Onkod Radio) — William Ruto isagoo la hadlayay Telefishanka CNN ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayuu sheegay in ay wanaajin doonaan xiriirka kala...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.