image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Nin miinooyinka u qaabilsanaa Al-shabaab oo lgacanta laguso dhigay

Muqdisho (Onkod Radio) — Sida ay qortay warbaahinta dowladda soomaaliya ciidanka kumaandooska ee Danab ayaa howlgallo ka sameeyay deegaanada Yaaq Bishaar, Buulo-xaaji, Kaam-jirroon iyo Warta Biloow oo ka wada tirsan Gobolka Jubada hoose isla markaana ka tirsan maamulka Jubaland.

Intii uu socday howlgalkan ayaa lagu soo qabtay nin la sheegay in Al-shabaab uu u qabilsanaa Miinooyinka, kaas oo lagu magacabo, Xasan Cabdullaahi Abshir,halka magaciisa afgarashadana lagu sheegay Abuu Faaruq.

Howlgalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in lagu dilay dagaal yanno ka tirsan Al-shabaab, sidoo kale waxay Ciidanku soo saareen Miinooyin ay dhulka lagu aasay, sida uu sheegay Taliyaha Ururka 5-aad, guutada 16-aad ee kumaandooska Danab, Taliye Carab Dheeg Axmed.

Dhinaca kale Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Biyo dhaamin u sameeyay Shacabka ku dhaqan deegaannadaas.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.