image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sawirro: Wasiirka Maaliyadda oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda Gaashaandhiga XFS halkaasi oo uu kusoo dhaweeysy wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur, wasiiru-dowlaha iyo wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga XFS.

Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa Kormeer ku sameeyay qeybaha ay ka kooban tahay wasaaradda Gaashaandhiga XFS iyo xafiisyada shaqada , waxaana kulan gaar ah ay yeesheen wasiirada booqashada kadib ay ka wada hadleen doorka wasaaradda Maaliyadda ay ka qaadan karto qorshaha horu-tabinta u leh wasaaradda.

Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa uga mahadceliyay wasiirka Maaliyadda DR Cilmi Maxamed Nuur booqashada uu ugu yimid.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.