image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Itoobiya oo raalli gelisay Soomaaliya + sababta

Addis Ababa (Onkod Radio) — Dowladda Itoobiya ayaa raaligelin ka bixisay barnaamij laga sii daayay TV dowladda oo eedeyn loogu soo jeediyay dowladda dhexe ee Soomaaliya.

War kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa siddaan u qornaa.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka war bixisay warbixintii aan saxda ahayn ee barnaamijka “Etv WORLD” ee ku saabsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo la sii daayay Talaadadii, Sebtember 6, 2022.

“Nuxurka barnaamijku ma matalo siyaasadda dawladda Itoobiya oo aan waafaqsanayn xidhiidhka labada ummadood.”

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.