image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Saraakiil ku kulmay Baydhabo & howlgal ka socda duleedka magaalada.

Baydhabo (Onkod Radio) — Ciidamada Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka sameeyay degaano hoostaga magaalada Baydhabo.

Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed G/Sare Ibraahim Tifow ayaa sheegay in howlgalada oo ahaa kuwo joogta ah ay ku soo qab – qabteen xubno ka mid ah Al- Shabaab sida uu yiri.

Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa la sheegay in ay isku fidiyeen deegaano badan oo hoos yimaada magaalada Baydhabo halkaas oo ay ka dhacayeen falal amni darro oo ay gaysanayaan Al- Shabaab.

Inta ay socdeen howlgaladan waxaa gabi ahaanba – istaagay dhaq dhaqaaqa gadiidka ee degaanada qaar sida ay sheegeen dad ku sugan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Xubnaha Al- Shabaab ee lagu soo qabtay howlgaladan ayay saraakiishu waxa ay sheegeen in ay cadaalada hor gayn doonaan kuwaas oo loo gudbiyay xabsiyada – magaalada Baydhabo.

Ciidamada xoogga dalka ayaa maalmihii la soo dhaafay kordhiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.