image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Lama Oga kaalinta ATMIS ee dagaalka Hiiraan ee ka dhanka ah Al-Shabaab

Baladweyne (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aysan ogayn waxa Ciidanka ATIMIS ay ka qaybanayaan Soomaaliya haddiiba wax kaalin ah ku...

Maxay tahay sababta Dagaalka ugu dhex qarxay Armenia & Azerbaijan

Muqdisho (Onkod Radio) — Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ku dhawaad 100 askari lagu dilay Talaadadii dagaalkoodii ugu cuslaa tan iyo sannadkii 2020-kii,...

Inta uu la eg-yahay khasaaraha dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan Xeraale.

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka Onkod uu ka helayo deegaano ka mid ah Degmada Xaraalle ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka...

DEG DEG : Dagaal ka socda duleedka degmada Afgooye.

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka aan  ka heleyno degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in duleedka degmadaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya...

Baarlamaanka Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay Qoor Qoor

Dhuusamareeb (Onkod Radio) — Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda galmudug,...

Mustafe Cagjar: waan ka feejigannahay weerar mar kale Al-Shabaab nooga yimaada

Jig Jiga (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowlad deegaaanka Soomaalida Mustafa Muxumad Cagjar oo booqasho ugu tegay Ciidamada Liyuu Boolis ee furimaha ku jira ayaa...

Sidee loogu soo dhoweeyay Xasan Sheekh Kenya

Nairobi (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane...

Ciidamada DANAB Rasaas ay fureen ku dhintay Dad Shacab ah Gaalkacyo

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaas ay fureen Ciidamada Kumaandooska...

DF iyo maamul goboleedyada oo ka heshiiyay saami qeybsiga $100-ka Milyan

Muqdisho (Onkod Radio) — Sida xog hoose uu ku helay Onkod Radio, dowladda dhexe iyo madaxda maamul goboleedyada ee ku shirayay magaalada Muqdisho ayaa...

USAID announces $1.5 M to respond to the impact of the drought on Somali children’s education

Mogadishu (Onkod Radio) — USAID has announced that it will provide $1.5 for the Somali children's education programs as the drought had forced thousands...

XOG DAAHSOON : Gabar AIDS ugu geeritooday Muqdisho & mid kale oo loo ceyriyay xanuunka.

Muqdisho (Onkod Radio) — Jimcihii magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka Martini ee waxa ku geeriyooday gabar la xanuunsanaysay xanuunka ” HIV/AIDS ” -ka. Sidoo kale...

Muddo kordhinta Madaxwayne Qoorqoor oo maanta miiska saaran.

Muqdisho (Onkod Radio) —  Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Dhuusmareeb kulan ku – yeelanay Barlamaanka maamulka Galmudug . War ka soo baxay guddoonka Baarlamaanka...

Shirka golaha wadatashiga qaran oo galay maalintii labaad

Muqdisho (Onkod Radio) — Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shalay furay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galay maalintiisii labaad, kaas oo looga...

Samantha Power Madaxa USAID u qaabilsan Siri Lanka ayaa sheegtay in Musuqa lala dagaallamo

Muqdisho (Onkod Radio) —  Madaxa Hay’adda Gargaarka u qaabilsan Mareykanka ee USAID Haweeneyda lagu magacaabo Samantha Power ayaa Sri Lanka u sheegtay in xalka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.