image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEG DEG : Dagaal ka socda duleedka degmada Afgooye.

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka aan  ka heleyno degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in duleedka degmadaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab.

Dagaalkan ayaa ka socdo degaanka lagu magacaabo Doonka oo ah duleedka degmada Afgooye halkaas oo laga maqlayo jug culus.

Weriye ku sugan degmada Afgooye ayaa u sheegay Onkod Radio in xilligan ka socdo dagaal xooggan deegaanka Doonka halkaas oo fariimo ay ku lahaayeen ciidanka Dowladda.

Wararka qaar ayaa sheegaya Booyado Shidaal u waday Bali Doogle oo ilaalo ka haayeen Ciidamada Dowladda ay Al-Shabaab dhexda u galeen.

Lama sheegin weli wax khasaaraha oo ka dhashay dagaalka oo ka socda deegaanka Doonka ee duleedka Afgooye.

Wixii ku soo kordha kala soco halkaan

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.