image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxaa kusoo kordhay Qarax ka dhacay degmada Bardaale

Muqdisho (Onkod Radio) — `Warar dheeraad aha yaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka ceeldheere oo hoostaga degmada Bardaale ee gobalka Baay.

Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa haleelay Mooto Bajaaj ay la socdeen dad shacab ah, waxaana Inta la xaqiijiyay ku geeriyooday hal qof, halka ay dhaawacmeen labo kale,

Dadka ay waxyeelada soo gaartay ayaa loo soo qaaday degmada Bardaale ee gobalka Baay, halkaas oo dadkii dhaawaca soo gaaray la dhigay isbitaalka.

Ciidamada dowladda iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ee ku sugan degmada Bardaale ayaa ku baxay goobta uu ka dhacay qaraxa.

Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Laamaha Amniga iyo Saraakiisha Ciidamada dowladda ee gobolka Baay oo ku aaddan qaraxaas.

Xaaladda guud goobta ay wax ka dhaceen ayaa lagu soo waranayaa in ay degan tahay waxaana dadka degaanka ay ku warameen in ciidanka ay wadaan howlgalo amaanka ay ku sugayaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.