image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Haweenka ku dhaqan Baladweyne ayaa Ciidamada gaarsiiyay Deeq Raashiin ah

Baladweyne (Onkod Radio) — Haweenka ku nool magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa garab istaag u muujiyay ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ee dagaalka kula jiro kooxaha Ururka  Al-Shabaab.

Haweenka magaalada Baledweyne ayaa iska aruuriyay deeq raashin ah oo ka kooban, Sonkor,Saliid,Bariis,Timir, Buskut iyo Caano, waxaana ay ugu talageen in ay ku dhiirigaliyaan ciidanka Dib u xoreynta gobolka Hiiraan oo kaashanaya kuwa Xoogga dalka.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa kooxaha argagixisada ka xoreeyay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.