image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Warsaxaafadeed kasoo baxay lataliyaha Madaxweynaha Tigrey ayaa lagu sheegay TPLF inay doonayan Wada-hadal

Addis Ababa (Onkod Radio) — War qoraal ah oo uu baahiyay Gatechew Reda lataliyaha Madaxweynaha Tigrey ayaa lagu sheegay inay TPLF ay diyaar u tahay wadahal shuruud la’aan ah xilli maalihii u danbeyay ay dagaalo ka soo cusboonaadeen waqooyiga Ethiopia.

TPLF ayaa dalbaneysa inay Midowga Africa uu qeyb ka noqdo dhexdhexaadinta iyaga oo muujiyay kalsooni dheeraad ah oo ay ku qabaan balse TPLF ayaa horey waxay ugu eedeyeen inaysan noqon karin dhexdhexaad mana cada waqtiga uu is badelay mowqifka ay ka qabeen AU-da.

Xaaladda Gobolka Woqooyiga Itoobiya ayaan daganeyn waxaana muddoba ka jiray xiisado adag oo dagaal kuwaas oo dhamaan adeegyadii aasaasiga ahaa ka xiray Gobolkaas.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.