image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

António Guterres Soomaaliya waan ka gacansiinaynaa dagaalka Al- Shabaab

New York (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga...

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay inaysan qaban karin doorashada Madaxweynaha

Hargeysa (Onkod Radio) — Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in aysan ku qaban Karin doorashada Madaxweynaha xilligii loogu tala galay. Komishanka Doorashooyinka Qaranku wuxuu soo...

11 qof ayaa looga shakiyay inay u geeriyoodeen Ebola gudaha Uganda

Kamapala (Onkod Radio) — Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa sheegtay in dagaal adag ay la galayso kahortagga faafitaanka Cudurka Ebola oo kiis kamid ah laga helay...

Tahriibiyaal Soomaali ah oo lagu badbaadiyay xeebaha Giriigga

Turky (Onkod Radio) — Ciidanka Ilaalada Xeebaha Giriigga ayaa badbaadiyay qaar kamid ah Tahriibayaal Soomaali ay kamid tahay halka weli la baadigoobayo dadka qaar oo...

ATMIS oo inkirtay doorka Shacabka kacdoonka ka dhanka ee Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — War qoraal ah oo ka soo baxay howlgalka ATMIS ee Ururka Midowga Afrika aya awaxaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah...

Nuxurka khudbaddii madaxweyne Xasan Sheekh ee QM

New York (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa goor dhowayd khudbad ka jeediyey shirkaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga socda...

Ergayga Abaaraha Soomaaliya oo baaq deg deg ah u diray Beesha Caalamka

Muqdisho (Onkod Radio) — Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa deeq-bixiyaasha caalamka markale ku booriyay inay deg deg uga...

UK announces new support for people facing famine in Horn of Africa

Mogadishu (Onkod Radio) — Speaking at an event on the humanitarian crisis unfolding in the Horn of Africa at the UN General Assembly in...

Sawirro: Xamsa Barre oo xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre , ayaa maanta xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya oo horumarin...

DF oo sheegtay weerarkii ka dhanka ahaa ee Al-Shabaab deegaannada Hiiraan in lasoo afjaray

Muqdisho (Onkod Radio) — Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, Janaraal Maxamed Tahliil Biixi oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday...

Iterpol & Qorshaheeda Soomaaliya ee xilligan.

Muqdisho (Onkod Radio) — Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo hoggaaminaya wafti ka kooban Saraakiil Sarsare oo ka socda Ciidanka...

Sawirro: 2 Diyaaradood oo Ciidan ah oo ka degay Dhuusamareeb

Muqdisho (Onkod Radio) — Labo diyaaradood oo kala siday ciidamo iyo saanad Millateri ayaa galabta ka degay magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo qeyb ka noqon...

Sawirro: Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqday deegaanka Yasooman

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray degaannadii...

Al-Shabaab oo xiray gacansigii ka jiray Soobe Muqdisho & DFS oo ka aamusan

Muqdisho (Onkod Radio) — Al-Shabaab ayaa ku amartay Dadka iska leh Goobaha Ganacsi ee ku yaala Daarta Soobe in ay xiraan cidii Amarkaasi diidana...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.