image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

11 qof ayaa looga shakiyay inay u geeriyoodeen Ebola gudaha Uganda

Kamapala (Onkod Radio) — Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa sheegtay in dagaal adag ay la galayso kahortagga faafitaanka Cudurka Ebola oo kiis kamid ah laga helay Dalkaas, Wasaaraddu waxa ay Dadka ka codsatay in ay ka feejignaadaan halista cudurkaan.

Dowladda ayaa sheegtay in ay baaris marineyso Dadka looga shakiyo xannuunka Ebola ama lagu arko calaamadaha lagu garanayo, ayadoo la sheegay 11 qof inay u geeriyoodeen Ebola, ujeedka ugu weyn ay ka leedahay Dowladdu waxa ay ku tilmaamtay in ay ka hortagayso si uusan Bulshada ugu gudbin.

Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa sheegtay in ay maanka ku hayso halista iyo heerka uu gaaray Covid-19 oo dunida isaga kala gudbay iyada oo aanay jirin baraarug la taaban karo oo looga hortagayo faafitaankiista.

Dadka dhaqdhaqaaqa badan ayaa la marinayaa baaris xooggan si waddamada ay u tagayaan aanay uga soo qaadin cudurka Ebola iyo xannuunada kale ee halista gelin kara nolosha Bulshada ka caafimaad qabta.

Waddamo ay kamid tahay Soomaaliya ayaa qaatay go’aan ah in baaris lagu hubinayo caafimaad qabka bulshada kasoo safarta Uganda marin doonto si haddii qofkaas uu cudurka u qabo loo geliyo karaantiil.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.