image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sawirro: Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqday deegaanka Yasooman

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray degaannadii dhowaan laga saaray Ururka Al-shabaab ee gobolka Hiiraan.

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS ayaa tagay degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan halkaasi oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab wexayna socod ku mareen guud ahaan degaanka iyagoo dhiirrigelin u sammeeyay Dadka deegaanka iyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ciidanka qalabka sida oo kaashanaya shacabka deegaanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay Al-Shabaab kala wareegay degaanmo badan islamarkaana ka dilay dagaayanno gaaraya inkabadan 200.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.