image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Bukrkina Faaso: oo Millitari Afgenbiyay

Burkina Faso (Onkod Radio) — Saraakiil katirsan Millitariga Burkina Faso ayaa ku dhawaaqay in ay xilka ka tuureen hoggaamiyihii Afgambiga ku qabsaday awoodda Dalkaas...

Bisha Cas ee Japan oo gaarsiisay deegaannada duufaanta ka dhacday gargaar

Tokyo (Onkod Radio) — Shaqaale katirsan Bisha Cas ee Japan ayaa gurmad geeyay deegaannada ay saameynta taban ku reebeen Roobabka Mahiigaanka ah ee daadadka...

State TV journalist killed while covering military operation on the outskirts of Mogadishu

Mogadishu (Onkod Radio) — Somali Journalists Syndicate (SJS) strongly condemns the bomb attack that targeted Somali National Television (SNTV) journalist, Ahmed Mohamed Shakur alongside...

Deg Deg: Taliyihii Booliska gobolka Banaadir oo qarax miino lagu dilay

Muqdisho (Onkod Radio) — Ilo xog- Ogol ogaal ah ayaa Onkod u xaqiijiyay in goor dhaw qarax miino lagu dilay Taliyihii ciidanka Booliska gobolka...

Nabadoon caan ah oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay Moqokori

Baladweyne (Onkod Radio)— Nabadoon Cilmi Hagar Guure ayaa Maanta oo Khamiis ah ku geeriyooday dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab oo ay horkacayaan kooxaha...

Soomaaliya & Mareykanka oo heshiis gaaraya $86.7 Milyan kala saxiixday

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), oo uu weheliyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...

Wiil da’yar oo Shabaab ka tirsanaa oo isku dhiibay Galmudug

Dhuusamareeb (Onkod Radio) — Cabdullaahi Cali Xuseen (Cali qoodaar) oo ah wiil da’yar oo ay Al- shabaab kasoo Askareeyeen magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug...

Sawirro: Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Itoobiya

Addis Ababa (Onkod Radio)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tagay dalka Itoobiya. Xasan sheekh iyo Wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha...

Mareykanka oo qirtay inay duqeyn ku dileen dad Shacab ah

USA (Onkod Radio) — Warbixin guud oo ka soo baxday waaxda difaaca dowladda Mareykanka ayaa waxaa lagu faahfaahiyay khasaaraha rayidka kasoo gaaray duqeymo ay...

Faah Faahin: Sarkaal ka tirsan xafiiska Xeer ilaalinta o Muqdisho lagu Qarxiyay

Muqdisho (Onkod Radio) — Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho. Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa aheyd Miino...

Carruurta ugu da’da yar ee ka shaqeeya Afghanistan

Kabul (Onkod Radio) — Carruurta Afganistan Afar ama shan sanno jir ayaa la shaqeeya qoysaskooda laga billaabo subaxda hore illaa iyo mugdiga habeennimada. Carruurtu waxay...

DFS iyo Maleysiya oo heshiis kala saxiixday

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada,...

WARAR Baay: Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno horleh

Baydhabo (Onkod Radio) — Wakaaladda Wararka ee afka dowladda ku hadasha ee loo yaqaanno SONNA ayaa daabacday warar sheegaya in ciidamada xoogga dalka iyo...

DFS oo Liibiya ka keeneysa Dhallinyaro Dalkaas u tagtay inay kasii tahriibaan

Muqdisho (Onkod Radio) — DFS ayaa sheegtay in 27ka September 2022 ay Dalka dib ugu soo celineyso illaa 9 ruux oo Dhalinyaro Soomaali ah...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.