image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Faah Faahin: Sarkaal ka tirsan xafiiska Xeer ilaalinta o Muqdisho lagu Qarxiyay

Muqdisho (Onkod Radio) — Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa aheyd Miino Lagu xiray gaari uu watay mid kamid ah shaqaalaha Dowladda Soomaaliya,oo marayay meel ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya.

Musharaf ayaa la sheegay in uu soo gaaray dhaawac,islamarkaana haatan lagu dabiibayo mid kamid ah isbitaaladda magaaladda muqdisho.

Musharaf Mohamed Mo’allim ayaa kamid ah shaqaalaha ugu firfircoon ee xafiiska xeer ilaalinta maxkanadda ciidamadda, wuxuuna qaraxa lala eegtay uu kusoo beegmay maalin kadib markii Hay’adaha garsoorka ee dalka digniin adag u direen dadla u cadaalad raadsada Al-Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.