image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Deg Deg: Taliyihii Booliska gobolka Banaadir oo qarax miino lagu dilay

Muqdisho (Onkod Radio) — Ilo xog- Ogol ogaal ah ayaa Onkod u xaqiijiyay in goor dhaw qarax miino lagu dilay Taliyihii ciidanka Booliska gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in qaraxan uu ku dhintay Farxaaq Qaroole ayaa ka dhacay Aaga degaanka Basra oo u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobolada Shabeelaha Hoose iyo Dhexe.

Gaari uu la socday Taliyaha ayaa lala eegtay qarax xoogan sida ay ku warameen saraakiil boolis ah oo ku sugan halka uu qaraxa uu ka dhacay

Qaraxa oo ahaa miinada Nooca dhulka lagu Aaso ayaa wararka la helay waxaa ay sheegayaan in uu qabsaday gaari uu saarnaa taliyihii qeybta booliska ee Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole, xilli ay marayeen meel u dhow degaanka Basra.

Sidoo kale qaraxa ayaa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday askar kale oo katirsan ciidamada dowladda, iyada oo hadda howlgallo Miino baarisah ay Ciidamada dowladda ka wadaan wadada xiriirisa degmada balcad iyo degaanka Basro.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.