image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Hirshabeelle oo war kasoo saartay dagaallada lagu baacsanayo Al-Shabaab

Jowhar (Onkod Radio) — Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa lagu bogaadiyay guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgallada baahsan ee ka...

Ciidanka Dowladda oo lawareegay deegaanno katirsan Hiiraan iyo Galgaduud

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo weli howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka wada degaano katirsan Gobolada Hiiraan & Galgaduud ayaa...

Al-Shabaab oo 13 sanno kadib laga saaray deegaanka Booco oo katirsan Hiiraan

Baladweyne (Onkod Radio) — Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco oo qiyaastii 50-KM u jira...

Degmo 10 sanno ay maamulan Al-Shabaab oo uu muran ka dhashay Qoorqoor u magacabaay maamul

Muqdisho (Onkod Radio) — Markii ay soo ifbaxday in Wasaaradda Arrimaha gudaha Maamulka Galmudug in Degmadda Xarar Dheere ee Gobolka Mudug u magacaabay maamul...

Xildhibaan Boorow oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo...

DFS oo kala hadashay Uk ladagaallanka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay la-taliyaasha xasilinta ee...

Deg Deg: Iska hor imaad ka socda duleedka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Onkod Radio) — Wararka Onkod uu maanta ka helayo duleedka magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dagaal xoogaan. Waxaa lagu soo...

Heshiisyo laga gaarayo labo malleeshiyo beeleed oo ka socota Shabeellaha Dhexe

Muqdisho (Onkod Radio) — Waxaa degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka billowday  shir lagu xallinayo beelihii dhowaan dagaallada ay ku dhex mareen degaanno hoostaga...

Xeer ilaalinta & Taliska Booliska oo war kasoo saaray dilal aanooyin Qabiil oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) —  Iyada oo saacadihii la soo dhaafay dilal la xiriira aanooyin qabiil ay ka dhaceen degmada Kaaraaan ee gobalka Banaaadir ayaa...

USA ”$700 milyan ayaan ugu deeqnay Soomaaliya si Abaaraha wax looga qabto”

Muqdisho (Onkod Radio) — Dowladda Mareykanka ayaa bixisay lacag dhan 700 oo milyan oo dollar si wax looga qabto dhibaatooyinka abaareed ee waxyeeleeyay ku dhawaad...

Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay ugu yaraan 5 katirsan Al-Shabaab lagu dilay deegaanka Camal

Muqdisho (Onkod Radio) — Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay iugu yaraan 5 katirsan Ururka Al-Shabaab lagu dilay deegaanka Camal ee...

Wararkii ugu danbeeyay Al-Shabaab oo loogu dilay inkabadan 100 dagaalyahan ah

Muqdisho (Onkod Radio) — Dagaalka u dhaxeya ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo kooxda Al-Shabaab ayaa wali ka socda gobolka...

Deg Deg Ciidamada DF iyo dadka deegaanka oo la wareegay deegaanka Jaw

Muqdisho (Onkod Radio) — Wakaaladda wararka ee Afka Dowladda ku hadasha loona yaqaanno SONNA ayaa baahaisay sawirro iyo qooraal yaroo kooban ayagoona sheegay in gacan...

Warsaxaafadeed kasoo baxay DF ayaa lagu sheegay inkabdan 45 lagu dilay Al-Shabaab ah

Muqdisho (Onkod Radio) — Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada millateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.