image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Deg Deg Ciidamada DF iyo dadka deegaanka oo la wareegay deegaanka Jaw

Muqdisho (Onkod Radio) — Wakaaladda wararka ee Afka Dowladda ku hadasha loona yaqaanno SONNA ayaa baahaisay sawirro iyo qooraal yaroo kooban ayagoona sheegay in gacan ku haynta deegaanka Jaw ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.
”Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta Degaanka Jaw oo khiyaastii 55km u jirta Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Dagaal kooban oo ka dhacay degaankaasi ayey Ciidanka Dowladdu waxay cagta mariyeen kooxdii Nabadiidka oo u sii tabar dhigay.
Ciidanka Dowladda oo gacan ka helaaya dadka degaanka ayaa halkaas  kawada howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.