image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hirshabeelle oo war kasoo saartay dagaallada lagu baacsanayo Al-Shabaab

Jowhar (Onkod Radio) — Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa lagu bogaadiyay guulaha muhiim ka ah ee laga gaaray howlgallada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

Qeybaha kala duwan ee ciidamada qalabka sida oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa suuragaliyay inay xureeyaan deegaano dhowr ah oo Al-Shabaab ay horay u maamulayeen khasaaro xooganna lagu gaarsiiyay dagaaladii lala galay sida deegaanada, Yasooman, Nuur fanax, Buuraha qayaayaale, Garasyaani, Aboorey, Tardo, Sagal geed, Geedsamo, Inameey iyo Booco oo maanta laga saaray ayaa lagu sheegay Warsaxafadeedka.

“HirShabeelle waxaa ka go’an xureynta deegaannada ku jira gacanta cadowga iyadoo kaashaaneyso Ciidamada Qalabka Sida iyo Dadka deegaanka waxa ayna ugu baaqeysaa qeybaha kala duwan ee bulshada inay u istaagaan ka qeybgalka howlagalada ka dhanka ah Al-Shabaab, sidoo kale Hirshabeelle waxa ay si dhow ula socotaa xaaladaha nololeed ee ka jira deegaanada laga saaray Al-Shabaab waxa ayna ku dadaalaysaa sidii dadkaas loo gaarsiin lahaa gurmad deg deg ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.