image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Al-Shabaab oo 13 sanno kadib laga saaray deegaanka Booco oo katirsan Hiiraan

Baladweyne (Onkod Radio) — Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco oo qiyaastii 50-KM u jira magaalada Baladweyn.

Goobjoogayaal ku sugan deegaankaas ayaa RBC u sheegay in iska hor imaad laba dhinac a uu ku dhaxmaray ciidanka Galmudug iyo kuwa Al- Shabaab.
Lama oga khasaaraha labada dhinac soo kala gaaray , waxaana labada dhinac ay isku adeegsadeen hub kala duwan sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka.

Xaalada deegaanada dagaalada ay ka dhaceen ayaa xilligan lagu soo waramayaa in ay degan tahay oo goobtuna ay ku sugan yihiin ciidanka maamulka Galmudug oo gacan ka helaya kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Deegaanka Booco Al- Shabaab waxay u ahayd fariisin aad ugu muhiimsan waxayna ka talinayeen ku dhawaad 13-sanno.

Ciidanka Dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa iska hor imaadyo ku dhaxmaray deegaano badan oo ka tirsan gobolada Dhexe ee dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.