image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DFS oo kala hadashay Uk ladagaallanka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay la-taliyaasha xasilinta ee ka socday safaaradda  UK ee Soomaaliya.

Kulanka waxaa looga wada hadlay arrimaha xasilinta iyo hindisaha soo kabashada xilli hore (ERI) ee looga golleeyahay in lagu taageero dadaallada xoreynta Gobollada iyo xasilinta Dowladda Federaalka Soomaaliya

Wasiirka fiqi ayaa bogaadiyay Kaalinta ay dawladda UK ka qaadatay arrimaha xasilinta iyo dib u heshiisiinta, isaga oo ballan qaaday in ay si dhow ula shaqayn doonaan Hay’adaha fuliya mashaariicda ay dalka ka wado dawladda UK.

Dhankooda lataliyaasha xasilinta ee ka socday safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ballan qaadeen inay kordhin doonaan taageerada amni oo ay siiyaan Dowladda Soomaaliya si looga adkaado Al-Shabaab.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligaan dagaal adag waxaa ay kula jirtaa Ururka Al-Shabaab, waxaana ay kala hadleeysaa sidii looga guuleysan lahaa wakiillada Beesha Caalamka iyo dowladaha taageera.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.