image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Puntland oo ka hor timid qorshaha Shidaalka ee Dowladda Federaalka

Garowe (Onkod Radio) — Maamul goboleedka Puntland oo si adag uga soo horjeesatay howlaha shidaalka dalka ee ay wado Dowlad federaalka Soomaaliya.

“Xeerka shidaalka Soomaaliya ee la ansixiyay 2020 waxaa uu jebinaya qodobada Dastuurka KMG ee kala 44, 51, 53 iyo 54 waxaana xeerkani ka hor imanaya qodobadaas mana loo marin hab raac sharci ah”

Warsaxafadeedka Puntland waxaa qodobo ahaan loogu sharraxay qodobada kore oo dhan kuwaas oo lagu muujiyay sida xeerkan uga hor imanayo Dastuurka & heshiisyada Maamullada iyo Dowladda Dhexe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.