image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kiisaska Dhulalka oo la hakiyay xal ma u keeni karaa muranka dhulalka

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa marka uu xafiiska la wareegay shaqadiisa ugu horeysay waxa uu ka bilaabay arrimaha muranka dhulka.

Muranka dhulalka ayaa ah kiisaska ugu waa wayn ee yaalla Maxkamadaha gobolka Banaadir kuwaas oo u badan muranka dhulalka iyo lahaanshihiisa.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah si KMG ah u hakiyay dhammaan arrimaha la xariira Dhulalka, gobolka Banaadir.

Guddoomiye Yuusuf Madalle ayaa isagoo faray Agaasimiyaasha shaqada ku leh in ilaa amar dambe aan howlo la xariira dhul la qaban karin.

Maamulka gobolka Banaadir waxyaabaha ugu badan ee sanadahanba waxa ka taagnaa muranka ku saabsan lahaanshaha dhulalka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.