image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Biden iyo madaxda kale ee caalamka oo ka qeybgalaya aaska Queen Elizabeth II

Muqdisho (Onkod Radio) —  Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Axadda maanta ah ku sugan magaalada London, halkaas oo uu uga qeyb galayo aaska qaran ee Queen Elizabeth II, xilli dadka caadiga ah ee u baroordiiqaya ee safafka dhaadheer ugu jira si ay u arkaan naxashka uu ku jiro maydkeeda loo sheegay in waqtigu kasii dhamaanayo.

Biden, boqorka Japan Naruhito iyo madaxda kale ee dunida ayaa tagay goobta baroordiiqda oo ah hool ku yaalla xarunta Westminister ee Baarlamaanka waxaana ay markaa ka dib lagu wadaa inay ka qaybgalaan soo dhawaynta ninka taajka boqortooyada kala wareegay boqorada geeriyooday ee boqor Charles III.

Biden, oo u dhoofay UK Sabtidii ayaa sheegay in Elizabeth ay dhigtay rikoor taariikhi ah kadib 70 sano oo ay ahayd boqoradda dalkaasi kahor dhimashdeedii siddeeddii bishan iyadoo ahayd 96 jir.

Hoggaamiyayaasha dalalka Barwaaqo-sooranka ayaa sidoo kale ka mid ah tobannaan madaxda dowladaha caalamka ka socda oo ka qaybgalaya aaska boqoradd,a iyada oo Britain ku jirto howlgalkeedii ugu weynaa ee abid ee booliisku ay ku sugayaan ammaanka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.