image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sarkaal sare oo katirsan Al-Shabaab oo isoo dhiibay

Muqdisho (Onkod Radio) — Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo wata gaari dagaal iyo hub ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan.

Cabdi Muumin Cilmi oo ah sarkaal ka tirsan qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka oo wareysi siiyey Idaacadda Dowladda ee Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay ninkaas gaadiidka wata ee ka soo goostay Al-Shabaab inay hadda gacanta ku hayaan.

Sarkaalkaan ayaa sheegay in ninka isku soo dhiibay uu xubin sare ka ahaa Al-Shabaab, isla markaana uu ka soo jeedo deegaannada ay ka socdaan howlagallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan.

Mar la weydiiyay sida ay ka yeelayaan ninkaan ka soo goostay Al-Shabaab ee isku soo dhiibay ayuu sheegay inay dowladda dhexe u gacan gelinayaan, si loo geeyo goobaha dhaqan celinta Al-Shabaab lagu soo hanuuniyo.

Degaanka Yasooman ayaa ka mid ah deegaannada Al-Shabaab sida weyn loogu laayay ee gobolka Hiiraan, waxaana lagu dilay ku dhowaad 100 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, iyadoo ugu dambeyntiina deegaankaas uu gacanta u soo galay ciidamada dowladda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.