image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sawirro: Ciidanka XD oo kala wareegay Al-Shabaab deegaanno katirsan gobolka Baay

Baydhabo (Onkod Radio) — Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno katirsan gobolka Baay waxaana ay kula wareegeen deegaannada kala ah Baayale, Caliyow Dooyow, Xaawa Dhaaysile, Boorame. Karanooy iyo Daawuudow.
Deegaannadan ayaa hoos taga deegaanka Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka sammeeyay ciidanka xoogga oo kaashanaya dadka deegaanka.
Howlgalkan ayaa waxa lagala wareegay Al-Shabaab  deegaannadaasi oo ay muddo maamulayen Ururkaasi.
Ciidanka xoogga oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa sido kale howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Berdaale iyo Qasaxdheere waxay uga sareen kooxda Alshabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.