image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Degmada Maxaas

Saakay aroortii hore ayaa waxaa weerar qaraxyo ah lagu qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, Qaraxyada oo loo adeegsaday baabuur ayaa geystay qasaare xoog leh.

Qaraxyada ayaa waxaa ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed, waxaana sheegtay qaraxaasi dagaallmayaasha Alshabaab.

AlShabaab ayaa sheegtay in ay qaraxaasi ku dileen kontomeeyo ka tirsan ciidamada Dowladda iyo kuwa macawisleyda deegaanka.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxyada lala beegsaday in qaraxyada lala beegsaday maqaaxi lagu qaxweeyo iyo goobo ganacsi.

Horey ayay Shabaab qaraxyo uga geysteen magaalooyinka Jalalaqsi iyo Buuloburte kuwaasoo ay dad badani ku dhinteen kuwana ay ku dhaawacmeen.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.