image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamada NISA ee ku sugan Degmad Balcad oo soo qabtay Askari shan kun oo Sh. So. U dilay bajaajle

Askariga ayaa markii uu dilka geystay kadib isku dayay inuu goobta ka baxsado balse Ciidamada NISA ayaa soo qabtay oo gacanta kusoo dhigay.

Marxuumka oo ahaa nin dhallinyaro ah islamarkaana ku xamaalanayay mootoBajaaj ayaa in muddo ah waxa uu meydkiisa dul saarnaa mootadiisa waloow markii danbe laga qaaday goobta.

Askarigan oo hadda ku jira gacanta ciidamada NISA ee degmada Balcad ayaa la filayaa in la marsiiyo caddaladda.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.